Ka Soo Qayb Gal Shirka Wadada Ceergaabo Axada - Nov 3-deeda

Wasiirrada Madaxtooyada, Arr. Dibada, Wakiilada Dibada Oo Qabanaya Shir Dhinaca Telefoonka Ah (Lambaradan Kala Xidhiidh)

Baaq: Qurbajooga Somaliland Ka Soo Qayb Gal Shir Telephoneka ah (Axada, Bisha November 3deeda):

 Waxa lagugu marti qaadayaa inaad nagala soo qayb gasho shir ka dhacaya telephoneka maalinta Axada, Bisha November 3deeda. Shirka waxa lagaga hadlayaa mashruuca wadada Ceergaabo. Waxa hoos ku qoran telephone numberka aad soo garaacayso waddankasta, muftaaxa aad ku soo gelayso, iyo wakhtiga aad soo gelayso. Shirka waxa wada qabanaya xafiiska Wakiilka Somaliland ee USA Rashid Garuf, Xafiiska Wakiilka Somaliland ee UK Ali Adan, Xafiiska Wakiilka Somaliland ee Canada Loula Osman, Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Hersi Ali H. Hassan, iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Maxamed Bixi Yonis.

Fadlan ka soo qayb gal shirkan muhiimka ah. Telephone numberkan garaac ka dibna muftaaxa geli. Ha illaawin maalinta iyo wakhtiga inaad isku beegto.

Waddanka

Telephoneka

Muftaaxa

  Maalinta

Wakhtiga

Ireland

+353 (0) 1 437 0811

152200#

3-Nov-13

   7:00pm

Germany

+49 (0) 631 2069400

152200#

3-Nov-13

   8:00pm

Netherlands

+31 (0) 20 322 3010

152200#

3-Nov-13

   8:00pm

Italy

+39 (0) 091 804 0070

152200#

3-Nov-13

   8:00pm

Dubai, UAE

+973 1656 8330

152200#

3-Nov-13

  11:00pm

Norway

+47 73 79 03 11

152200#

3-Nov-13

   8:00pm

Denmark

+45 78 77 25 40

152200#

3-Nov-13

   8:00pm

Canada

+1 559-546-1444

152200#

3-Nov-13 

   2:00pm

United States

+1 559-546-1401

152200#

3-Nov-13

   2:00pm

France

+33 (0) 1 80 14 06 60

152200#

3-Nov-13

   8:00pm

Sweden

+46 (0) 8 124 107 11

152200#

3-Nov-13

   8:00pm

United Kingdom

+44 (0) 330 606 0192

152200#

3-Nov-13

   7:00pm

 

 

 

 

 

Shirka waxa lagu soo bandhigayaa mashruuca Wadada Ceergaabo, faaiidada ay qaranka iyo gobolkaba u leedahay, kharashka ku baxaya, dhererkeeda, inta meelood ee laga bilaabayo, qurbajooga waxa looga baahan yahan, meesha aad ka heli karto warka mashruucan, & cida aad la soo xidhiidhayso.

Waxa la filayaa inay shirkan ka soo qayb galayaan dad tiradoodu aad u badan tahay. Way adkaanaysaa in su’aalaha si toos ah la isu waydiiyo. Waxa aan kaa codsanaynaa inaad wixii aad su’aal hayso ee khuseeya mashruuca aad ku soo dirto.

Emailkan This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.  ama fariin ku dhaafto telephoneka halkan ku qoran 703-745-2199. Suaalahaaga hadii aad soo dirto inta shirka ka horaysa iyo haddii aad soo dirto inta shirku socdo labadaba waa laga jawaabayaa.

 

Rashid Garuf

Washington DC, USA

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 Ali Adan

London, UK

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Loula Osman

Ottawa, Canada

This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

 

 

 

 

 

 

 

 

Somaliland Entry Visa

Twitter

My Twitter Updates

Somaliland's Trade Regulations

The Ministry of Commerce and Industry is the custodian of trade policies and regulations. The government promotes an open trade policy for both local and foreign investors.Read more

Somaliland Fisheries

Somaliland’s long shores of 850 kilometres are rich in fisheries resources. The oceanographic conditions in Somaliland coast are strongly influenced by the seasonal monsoon winds and a system of currents in the three bodies of waters Read More

Somaliland Crop Farming

Crop farming is currently the second most important economic activity in the country, after livestock, with up to 20-25% of the population depending on it for their livelihoods.Read more

Somaliland Economy

The economy of Somaliland mainly depends on livestock production. The sector has historically and culturally been the mainstay of livelihood for the majority of the people.Read more

You are here: Home Ka Soo Qayb Gal Shirka Wadada Ceergaabo Axada - Nov 3-deeda